Nin toorey ku hubeysan oo dalxiisayaal British ah & dad kale ku dooxay Paris (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan Toddobo ruux oo afar ka mid ahna xaaladdoodu ay liidato ayaa ku dhaawacantay, ka dib markii nin mindi watya uu weerar ka gaystay magaalada Paris. Ninka oo la sheegay inuu reer Afghanistan yahay ayaa la xiray, ilaha qaarkoodna waxay sheegayaan in aysan jirin wax tilmaamaya in uu weerar argagixiso ahaa. Xogo kala duwan … Continue reading Nin toorey ku hubeysan oo dalxiisayaal British ah & dad kale ku dooxay Paris (Daawo Sawirro)